Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

Soomaalida aad bay u jecel yihiin cayilka waxayna ku tiriyaan buurnaanta inay astaan u tahay nafaqo fiican iyo hanti

Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato
Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

waxaa la dhihi jiray ninka wuu dhaqan yahay calool buu leeyahay, raga soomaaliyeed marka ay guursanayaan waxay raadsadaan naagaha cayilan oo dabada leh jirka ah, laakin marka yurub la yimid sheekada way is badashay dadka waxay ogaadeen waxyaalo badan oo la xiriira cayilka iyo caatanimada, waxaa la ogaaday caafimaadka inuu ku jiro hilib la’aanta marka ay baruurta jirka ku badato waxay keentaa cuduro badan oo dhib u keenaya raga iyo dumarka sida sokorta oo kale ama wadnaha, waxaa kaloo jira ragga buuran oo hilibka badan leh inay yihiin dad aad u daciifsan xagga raaxada sariirta waxaa la sheegay haweenkooda inaysan u qancin karin sida la rabay, ama badankooda geedkooda aad buu u gaabanyahay meel fog dumarka kama gaari karo, marka waxay bilaabeen inay gym tagaan dumarka iyo raga siiba dadka ku nool yurub, haweenka soomaliyeed hilibkii way naceen baridii weynayd aad bay u kiraahsadeen waayo dhaqankii ayaa is rogay, sidoo kale ragii yurub tagay waxay naceen dumarka soomaali oo cayilnaa waxay ka dalbadeen inay is caateeyaan, hablo badan ayaa lagu furay cayilka, marka dhaqanka sidaas ayuu isu rogay wixii shalay ficnaa maanta waa la nacay waxaa la rabaa gabar marka loo galmoonayo korka la saaranayo oo khafiif ah.

 

Who is healthier, a fat person or a thin person?

Somalis are very fond of being fat and consider being fat to be a sign of good nutrition and wealth. It used to be said that a man is cultured if he has a belly.

When Somali men get married, they look for fat women with a round butt.

However, when Europe came, the story changed. People learned many things about being fat and thin. It was discovered that health is compromised by lack of meat. When body fat increases, it causes many diseases that harm men and women, such as diabetes and heart disease.

There are also fat men who are very fat and are considered weak in terms of comfort in bed. It was said that their wives could not satisfy them as they wanted, or most of them had very short penises and could not reach women from a distance.

When they started going to the gym, women and men, especially those living in Europe, Somali women hated meat and were very disgusted by it because the culture had changed. In addition, men who went to Europe hated fat Somali women and demanded that they They are losing weight, many girls are divorced because they are overweight, so the culture has changed in such a way that what was good yesterday is now hated today. When having sex, a girl is wanted who is thin and who can be put on top.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More