Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada

Sida la og yahay jirka aadanaha caadi ahaan waa jir caaafimaad qaba, waana sida Ilaahay ku abuuray, waxaa kaloo muhiim ah in la ogaado Alle inuu qaddaro jirada qofka ku dhacayso laakin waxaa jira sababo ugu caansan oo jirro keeni kara:

Waxaa ugu muhiimsan kuwaas sida soo socota:

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada 
Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada

1- Sigaarka, qofka inuu cabbo sigaar,  ama in maalin kaste lagu ag cabbo.
2- Cayilka,  iyo qofka inuu cuno cunto jirkiisa aan u baahnayn waxaa laga wadaa qofka inuu iska badiyo mar walba cuntada.
3- Caajiska badan iyo wahsiga iyo qofka aan dhaqdhaqaaq sameynaynin, taas iyadana cudur ayay qofka u keenaysaa.
4- Qofka inuu cuno maadaawaad ama geedo laysku dardaray oo aan la ogeyn waxay yihiin, kuwaas oo dhib u keeni kara xubnaha jirka muhiimka ah sida kellida iyo beerka, waxaa la mid ah kuwaas kaniiniyada vitaminada in layska badiyo iyadoon jirka u baahnayn.
5- Qofka inuu iska daaweyn waayo feyruusyada ama bakteeriyada.

Kuawaas ayaa ugu caansan oo sabab u noqon kara jirada qofka ku dhacayso.

 

 

The most common causes of illness

As is known, the human body is usually a healthy body, and this is how God created it. It is also important to know that God determines the illness that a person will suffer from, but there are some common causes that can cause illness:

The most important of these are as follows:

Disease causes:

1- Smoking.
2- Obesity and eating more than the body needs.
3- Lethargy, laziness and lack of movement (exercise).
4- Eating herbal substances? Harmful to the kidneys or liver, (whether mixtures or chemical supplements? They do not fit the body, accumulate and cause harm.
5- Neglecting viral and bacterial infections, etc.

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

 

Waxyaalaha laga helo liin dhanaanta xaga caafimaadka

Leave a Reply