Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida

Soomaalida waa dad ka dambeeya suugaanta, dhacdooyinka waxay jecel yihiin inay gabay ama geeraar ay ku xusaan, sidoo kale talooyinka inay ku

Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida
Xamdi Hiilhableed maxay ka dalbatay Soomaalida

gudbiyaan gabayada noocyo kala duwan leh.
Abwaanad   oo ah dumarka soomaaliyeed caanka ku ah gabayga, waxay usoo jeedisay soomaalida labo maanso oo ay u bixisay midda koowaad “mideynta umadda soomaaliyeed” midda labaadna “qaran doon”
waxaad ka daawan kartaa iyadoo ku luqaynaysa maansada halkan.
Abwaanad Xamdi cabdirsaaq Hiilhableed oo gabaygeeda si fiican ugu caddeysay waxa laga rabo soomaalida guud ahaan.
haweenka soomaaliyeed marka la eego kaalinta ay ka qaateen bulshada aad bay u weyn tahay.

 

 

 

 

Soomaalidii hore iyo kuwa hadda rag iyo dumarba

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More