Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Su’aasha:

Walaal waxaan ka shaqeeyaaa xarun caafimaad oo dawladeed, run ahaantii xaruntani aad bay uliidataa shaybaadhadii iyo daawooyinkii aas aasiga ahaaba ma yaallaan bukaanno badanina way yimaadaaan. Inta ugu badan bukaanada ii yimaada markaan cabashadooda qoro waxaan waayaa shaybaadh aan udiro! Markasta waxa leeyahay shaybaadho ma yaallaan intaas waxa dheer farmasigii oo 85% daawooyinkii loobaahnaa aanay oollin. Run ahaantii niyad jab badan ayaan kadareemayaa shaqada mararka qaarna waxan ku fikiraa inaan iskaga tago. Maamul xaruntan usoo jeeda oo wax ka badalayaana ma muuqdo. Bukaanada qaar waxaa jira danyar ah oo aan tagi karin private clinics oo xaruntan gargaar usoo doontay balse shaybaadh iyo daawo la,aan aan waxba loo qaban karayn. Maxaad igula talinaysaan yaaa ikhwaaanii.

Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya
Waxaan ka shaqeeyaa xarun caafimaad ila taliya

Jawaabta:

Walaal haddii aad heli karto shaqo ka fiican shaqada aad hayso ama meel kale ka fiican meesha aad ka shaqaynayso iskaga tag, haddii aadan haysanin hadda shaqo kale ku sabar ilaa aad ka helayso wax kale ka fiican, teeda kale dhibaatooyimka aad sheegtay waa wax adag oo sabar u baahan, marka haddii aadan wax kale gacanta ku haynin meeshaada iska joogo markay ugu yar tahay qibrad ayaad ka helaysaa waxaana kuu sii dheer dakhliga kaasoo galo haba yaraadee.

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

Brother if you can find a better job than the job you have or somewhere else better than where you are working leave, if you do not have now another job be patient until you get something better, on the other hand the problem you have mentioned is difficult and needs patience, when if you do not have anything else in your place stay at least you will get experience and you will get more income which no matter how small.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More