Su’aasha:
Asc dr wan kusalamay waxa ahay arday barta nurse
Waliba fildhiga Bsc waxa raba ina talo igasiso hormarinta aqontayda ku adan fildhiga sidokale master ka fildhige yaa ifican ina sibarto marka dhameyo tan inshalah mise majiran websites lagalasocdo update cafimadka mahadsanid

Jawaabta:
Inta badan jaamacadaha waxa laga barto waa fure kaliya qofka waxaa laga rabaa inuu akhristo buugaagta waaweyn oo la xiriira waxa uu baranayo, sidoo kale inuu ballaariyo aqoontiisa guud ahaan, aqoontu way isku xiran tahay.
Way jiraan webyo kala duwan oo laga baran karo waxyaalo badan oo aqootaada caafimaad kor u qaadaya sidoo kale researches badan ayaad ka heli kartaa oo jirrooyinka la xiriira, waxaa ka mid ah:
In most universities, what is taught is only a key, and a person is required to read large books related to what he is studying, as well as to expand his knowledge in general, knowledge is interconnected.
There are various websites where you can learn many things that will increase your health knowledge, and you can also find many researches related to diseases, including:
