Waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya
Riyada:
Asc waxaan Ku riyooday anigoo islaan iyo oday aan timaha liif kaga xiiraya marks gabadh xafada aan wada daganeeyina was at qaawaneeyd masar kaliya ayeey qabtay gabadh kaleetana waxa ay u maydhaysay nin iyo naag ninka ayaa ka horeeyo loo maydhayey gabadhuna way sugay taraheeda in loo maydho gabadh kaleeto ahaa timid oo waxay idhahday naa heblaayo lifta maxaa wada tints ka dhigay ana waxaana oogu jawaabay ma aqaano gabadhii iyadu qaawanayidna waxbay dhaqanaysay ka dib biyihii oo dhanbaa wada tin uun iga noqday ana intaan inyar uun ka dul qaaday uun baan bariis Ku karsaday ka dib waaba cunadii oo wada tina waxaana ooga gurtay odagaygi oo maqana ayaan la cuni ayaan ana is lahaayo wax yar oo distida Ku hadhay baan laaha had cuntid oo odaygaygi ayaaba iga toosiyay anoon cunin bariski
W.t.q

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kula soo gudboonaan doono xagga nolosha waxaad la kulmi doontaa arrimo adag oo u baahan inaad wax ka qabto waxaana sabab u noqon doona dad adiga kuu dhow oo xaafadda kula jooga waxay noqon karaan haween wax didn ka dhexeeya riyada khayrkeeda Ilaahay ha ku waafajiyo.
Riyada gabar aan la qabin ilmo dhalayso
The dream indicates that you will face a major change in your life. You will encounter difficult issues that you need to deal with.
The reason for this will be people close to you and in your neighborhood.
They could be women with whom you have a special relationship. May God bless you with good fortune.

Asc wllo
Waxaan ku riyooday anigoo sigaar cabaya
Waxaa igu imaaday abahay oo ka cabsan
Jiray oon kala dhuuman jiray asagoo igu og sigaarka inaan cabo ayaan markaan asaga arkay aan damiyay sigaarkii aan cabayey kadib,wuxuu idhahay Aabo maad iska cabtid sigaarka ana maan cabinee waan damiyey uun