RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton.

sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook

Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa taageerada Soomaaliya si looga adkaado argagixisada.

Xasan Cali Khayre iyo ohn Bolton kulanka USA
Xasan Cali Khayre iyo ohn Bolton kulanka USA
Xasan Cali Khayre iyo ohn Bolton
Xasan Cali Khayre iyo ohn Bolton

waxaa aad lagu yaqaanaa John Bolton inuu yahay qof aad u taageersan dowladda Israel si xad dhaaf ah, wuxuuna aad u neceb yahay dunida muslinka.

arrintaas waxay soo caddaatay markuu ahaa danjiraha dalka USA ee UNka.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More