Soomaali oo loo keenay qalabka Koroonaha

deeq soomaali soo gaartay
deeq soomaali soo gaartay

Deeq uu soo dhiibay Ganacsadaha Shiinayska ah ee Shirkadda Alibaba Group Jack Ma ayaa caawa kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde iyadoo deeqdaan lasoo marsiiyay magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya.

Deeqdaan ayaa ka kooban qalabka lagu baaro iyo qalabka looga hortago cudurka Koroonaha. cudurka oo meelo badan ku faafay ayaa wali soomaali ku faafin.

laakix waxaa lagu jiraa sidii looga hortagi lahaa cudrkan halista ah.

A donation from Chinese businessman Jack Ma of Alibaba Group landed at Aden Adde International Airport tonight, with the donation being delivered to Addis Ababa, Ethiopia.
The donation consists of testing kits and equipment to prevent the spread of the Corona virus. The disease, which has spread to many places, has not yet spread to Somalia.

However, efforts are underway to prevent this dangerous disease.

 

Leave a Reply