Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo

Riyada:

Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon ka cararayo ama meel ka korayo . Mahadsanid.

Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo
Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo

Fasirka:

Riyada libaaxa kusoo bursanaya ama kaasoo daba ordaya si uu kuu qabto waxaa lagu fasiraa cadow raba inuu dhib kuu geysto.
Laakin waad ka badbaadaysaa cadowgaas wax dhib ahna kuma gaarsiin karo.

Waxaa kaloo lagu fasiraa libaaxa rafaadka iyo dhika dunida yaalla, qofkii libaaxa ka badbaado wuxuu ka baxsanayaa rafaadka adduunka iyo dhibaatada nolosha.
Guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan.

A dream about a lion charging at you or chasing you to catch you is interpreted as an enemy who wants to harm you.
But you will be safe from that enemy and he will not be able to harm you.
The lion is also interpreted as suffering and trouble in the world, and the person who escapes from the lion will escape the suffering of the world and the problems of life.
Overall, the dream is a good dream.

 

Leave a Reply