Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay

Wiilkan waa wiil Soomaaliyeed oo
Ilaahay ku mannaystay mowhibo
Wuxuu ku noolaa Soomaaliya
Wuxuu gacantiisa ku sameeyay
Diyaarado oo iska caadi ah
Laakin waxay xambaarsanaayeen
Macne aad u weyn oo qiima badan
Dalka Turkey ayaa wiilka qaatay
Si uu barto habka diyaaradaha loo
Sameeyo.

Daawuud sida looga soo dhoweeyay Turkey 1
Daawuud sida looga soo dhoweeyay Turkey

Hadda wuxuu la taagan yahay
Wasiirka arrimaha dibadda Turkey
Taas maanta waa cibro loo baahan
yahay qof kaste soomaali ah inuu
ogaado dhalinyarada soomaaliyeed
inay ka buuxaan dad badan oo mowhibo
leh.
Maanta dalka soomaaliya wuxuu ka mid
ahaan lahaa dalalka waxsoosaarka leh ee
caalamka ugu hormarsan.
Laakin dagaalka iyo qabyaaladda ayaa
sida u galay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More