Riyada gabar xalwo i siinaysa aydoo aad u faraxsan
Riyada:
ASC ALLAH MAHADLEH
WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SOO GALAY SUPER MARKET WAYNOO GABADHII HAYSAY AY ISIISAY XALWAD AAD U MACAAN
AYADOO AAD U FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH

Fasirka:
Riyada waxaa lagu fasiraa nolol raaxo badan iyo jacayl haween, waxaad la kulmi doontaa gabar aad kuu jecel oo wax walba macaan ku siin doonto, xalwada waa nolol dhib aan lahayn oo raaxo badan wadata.
Gabar ku riyootay wiil oo macmacaan siinaya
Dream is interpreted as a comfortable life and a woman’s love, you will meet a girl who loves you and will give you everything sweet, the solution is a harmless and comfortable life.
