Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Su’aasha:

Asc Bahda Daruur waxaa tihiin sharfanayaal amaan iyo Garab istaag mudan waad mahadsan tihiin aan u gudbo su,aashayda

Badanaa Dhaqaatirta Marka aad kala tashato Cudurka Tayfoodka waxay kaaga digayaan Saliida iyo dufanka sidoo kale waxay kuu sheegayaan amaba dadka qaba cudurka ay ka dareemaan xanuun dhinaca beerka
Lkn Marka aad u baarto si online ah Cudurka Tayfoodka waxaa sababta bacteriyada loo yaqaan Salmonella mana waxyeeleso beerka hadaba Saliida ma sababtaa Cudurka Tayfoodkase Beerka ma waxyeeleeyaa ? thank you

Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?
Tayfoodka Saliida badan miyaa sababta ?

Jawaabta:

Cudurka Typhoid ama tiifow waxaa keenta bakteeriya loo yaqaano Salmonella typhi, waana caabuq halis ah oo ku dhaca mindhicirka sidoo kale, Salmonella typhi waxa laga qaadaa cunto ama biyo wasakhaysan, mararka qaarkoodna waxaad qaadi kartaa adoo si toos ah ula xiraara qof cudurka qaba.

Saliidda shaqo kuma laha, cudurkan inkastoo saliidda guud ahaan ay xun tahay in layska badiyo, beerka dhib way u keeni kartaa siiba saliidaha qaar, Habka ugu fiican lagu daaweeyo oo dabiiciga ah

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More