Dumarka biyaha iska keena dhibka iyo raaxada Su’aasha: Waxan ogahay seegada inay raga dhib u keento dhibkas oo la sheegay inuu gedka ka jilcayo ama biyabaxa degdeg ah iyo tabardaro lakin waxan rabaa inan ogaado haweenka dhibka ay u geysato sigada wayo ninka iyo naagta way ku kala duwan yihiin raaxada galmada iyo shaqada galmada […]
