Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto

Ereyo English oo ku dhamaada (USE) si sahlan aad ku qaban karto

Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto Sida dhowr jeer aan soo sheegnay marka luuqad la baranayo waxaa la raacaa qaababka ugu sahlan ereyada lagu xifdin karo, marka ereyada uu ka dhexeeyo dhexeeye oo aad kusoo xusuusan karto si sahlan ayaad ku xifdin kartaa, barasahada afka ingiriiska qaabkan haddii loo […]

Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso

Ereyo English dhexeeyaha "win" kuu sahlaya inaad xifdiso

Ereyo English dhexeeyaha “win” kuu sahlaya inaad xifdiso Mararka qaar aad rabto inaad ereyo barato waxaad kusoo xusuusan kartaa dhexeeye iyaga ka dhexeeyo, marka dhexeeyahaas aad ku xifdiso si sahlan ayaad usoo xusuusan kartaa kalmadahakale oo dhxeeyahaas uu ku jiro. Ereyo English oo uu ku jiro dhexeeye isu keenaya, dhexeeyahaas waa ereyga “WIN“, sida jadwalkan […]

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska

Xarafka (G) marka aan lagu dhawaaqin afka Ingiriiska iyo webyo English laga barto Afka ingiriiska wuxuu leeyahay xarfo la qoro laakin aan lagu dhawaaqin, xarfahaas waxaa ka mid ah xarafka (G),  marka uu ka hormaro shaqalka (I) sidoo kale markuu ka dambeeyo shibbanaha (N) markaas xarafka (G) waa la qarinayaa. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyinka […]

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska

Xarafka (L) marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska

Xarafka L marka aan lagu dhawaaqin afka ingiriiska Shubbanaha (L) laguma dhawaaqo marka shaqal uu ka hoorreeyo hal shubbanana ka dambeeyo, waxaa la qariyaa xarafka (L) ereyada ugu caansan afka ingiriiska waxaa ka mid ah, ereyadan jadwalka ku sugan oo loo turjumay af soomaali iyo af carabi, kuwa iyaga la mid ahna waxaad ka heli […]

Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato

Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato

Ereyga form kaalinta uu afka English ka qaato Ereyga form afka ingiriiska waxaa laga soo dhanbalaa ereyo kale oo macaani kala duwan yeelanaya, marka qofka uu af baranayo waxaa fiican inuu u barto qaabka ereyada ay isugu dhow yihiin ama ay isugu xiran yihiin. Markaas qofka ma illaawayo ereyada uu xifdinayo maxaayeelay wuxuu kusoo xusuustaa […]

Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free

Web English si sahlan looga barto waana free Qofka raba inuu afka in ingiriiska si sahlan ku barto wuxuu ka heli karaa webyada loogu talaggalay waxaa jira web aad u fiican oo kaa caawinaya ku hadalka iyo dhegeysiga afka ingiriiska. English Teaching and Learning Materials Free online For Beginners https://www.eslfast.com/ Wuxuu leeyahay heerar kala duwan […]

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga

Midibada afka Ingiriiska iyo carabiga iyo af soomaaliga Halkan waxaad ka baranaysaa magacyada loo yaqaano midabyada afka ingiriiska iyo af carabiga, jadwalka soo socda ayaad ka arkaysaa iyagoo loo tajumay af soomaali.   Enlish Arabic Somali Black أسود madow Blue أزرق buluug Brown بني maarrin / calas Green أخضر cagaar golden ذهبي cawlan / dahabi […]