Web English si sahlan looga barto waana free
Qofka raba inuu afka in ingiriiska si sahlan ku barto wuxuu ka heli karaa webyada loogu talaggalay waxaa jira web aad u fiican oo kaa caawinaya ku hadalka iyo dhegeysiga afka ingiriiska.

English Teaching and Learning Materials
Free online For Beginners
Wuxuu leeyahay heerar kala duwan qof kasta ayaa ka faa’idaysan kara:
English Level 1
English Level 2
English Level 3
English Level 4
English Level 5
English Level 6
Grammar Notes
Easy Grammar Exercises
Scrambled-Sentence Exercises (1)
Scrambled-Sentence Exercises (2)
Waxaa kaloo aad ka baran kartaa webkan isagana wuxuu ka mid yahay webyada ugu fiican oo laga baran karo afka ingiriiska waan free
https://www.learnamericanenglishonline.com/
Waxaa kaloo ka mid ah webyada ugu fiican oo afka ingiriiska si fiican looga baran karo
https://agendaweb.org/
Webyada ugu fiican oo English laga baran karo 4 free
