Webyada ugu fiican oo English laga baran karo 4 free

Ereyga COME iyo Sifooyin English ku dhamaado “ous” Qaababka afafka loo barto waxaa ugu fiican hab lagu soo xasuusan karo ereyda aad xifdin rabto, qaabkaas waxaa laga yaabaa inuu kugu caawiyo si sahlan inaad ku barato afka english-ka. Ereyda waxyaalo lagu soo xusuusto wadaago ayaana ugu sahlan in la qabto, sida kuwan oo kale. Jadwalkan […]
Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K Labada xaraf “CH” afka ingiriiska dhawaaqyo kala duwan ayay qaataan, laakin waxaa u badan “K” ahaan loogu dhawaaqo marka ay ka horreeyaan shaqal ama ay ugu dambeeyaan, way dhici kartaa inay khilaafaan qaacidada aan soo sheegnay laakin tusaalahan ayaad ka qiyaasqaadan kartaa. Halkaan waxaad ka helaysaa ereyo […]
Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska

Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska Labada xaraf is dulsaaran oo ah “OW” afka ingiriiska waxaa loogu dhawaaqaa sidan: AAW, waa la jiidaa, dadka soomaaliyeed inta badan waxaa siraya qoraalka af soomaaliga way ku qaldamaan markay afka ingiriiska akhrinayaan, sida soomaaliga oo kale ayay ugu dhawaaqaan. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaalooyin badan oo xarfahan […]
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo Ereyga HOW afka ingiriiska waxaa lagu tiriyaa inuu yahay magacuyaal su’aaleed, marka ereygan aad baa loo adeegsadaa, macanhiisa wuu is badbadalaa marka uu erey gaar ah lagu lifaaqo. Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado: How Much Su’aasha kusaabsan waxa la cabbiro How Old Su’aasha kusaabsan da’da How Many […]
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska Ereyga ingiriiska “GET” qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo. Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka “GET” iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali. English Arabic Somali Get back يعود noqonaya Get away يهرب cararaya […]
Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo

Ereyo English oo ku bilowda ereyga HAND iyo macnaha uu keenayo Ereyda leh wax isku xiro ayaa ugu sahlan in la xifdiyo, ereydan waxay wadaagaan ereyga ingiriiska “HAND” oo laga wado gacan, kalmadahan kuu muuqda waxay wataan macne aan ka fogeyn waxqabadka qacmaha. Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa ereyada English-ka oo carabi iyo soomaali loo […]
Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga

Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga Saan in badan soo sheegnay marka aad rabto inaad xifdiso ereyo gaar ah oo ka mid ah ereyada afka aad baranayso waxaa ugu fiican inaad u xifdiso qaab aadan illaawin, ereyada marka ay dhexeeye wataan si sahlan ayaa loo xifdin karaa. Sida jadwalakan kaaga muuqato halkan waxaa kuu keennay […]
