Xarafka E siduu dhawaaqa iyo macnaha u badalo afka ingiriiska

Xarafka E siduu dhawaaqa iyo macnaha u badalo afka ingiriiska

Qofka marka uu af baranayo waxaa laga rabaa inuu si fiican u eego xarfaha iyo qaabka loogu dhawaaqo. Afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka adag xaga dhawaaqa, xarfo badan ayaad arkaysaa  kala duwan xaga dhawaaqa. Xarfaha qaar si toos ayay isku badalaan marka ay la dersaan xarfo gaar ah. Marka halkan waxaan tooshka saaraynaa […]

Dictionary weedho English to Somali oo free ah

Dictionary weedho English to Somali oo free ah

Dictionary weedho English to Somali oo free ah Su’aasha: Asc wan kusalamay Dr alah dambigaga dhafo inta kadib Waxan raba in lahelikaro hadu jiro dictionary wedho English to somali aha mahadsanid. Jawaabta: Way jiraan buugaag English iyo soomaali oo dictionary ah laakin waa lacag maktabadaha ayaad ka heli kartaa, sidoo kale iyagoo online ayaad gadan […]

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka "me" ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado

Magacuyaalka ME ee ingiriiska iyo sida loo adeegsado Magacuyaallada afka ingiriiska waxaa ka mid ah magacuyaalka “me” oo ah magacuyaal layaleedka quman oo falka toos ugu dhaco, wuxuu imaanayaa falka kadib sida tusaalooyinka soo socda ku cad. Wuxuuna magacuyaal u yahay shakhsiga koowaad oo fardi ah aan dad kale la socon. Afka soomaaliga waxaa ku […]

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha EEP Luqadda marka la baranayo ereyada isku eg eg ayaa la xifiyaa si aad u qabato ereyadaas, afka ingiriiska wuxuu ka mid yahay afafka sida sahlan lagu baran karo marka aad u kuurgasho ereyda isku dhow dhawaaq ahaan. Ereyadan soo socda waxaad arkaysaa inay ku wada dhamaanayaan xarfaha “eep” […]

Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska

Ereyada Other iyo Another farqiga u dhexeeya af Ingiriiska

Marka luqad la baranayo waxaa habboon in loo barto qaab sugan, lama rabo erey inuu kaa hoos baxo siiba ereyada aadka loo adeegsado, Af English marka aad baranayso waxaa jira ereyo u baahan in daymo gaar ah loo lahaado, waxaa ka mid ah areyadaas Other iyo Another oo muhim ah in la ogaado sida loo […]

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est)

Ereyo English oo ku dhamaada xarfaha (est) Waxaa ka mid ah qaababka luqadaha loo barto in qofka uu xifdiyo ereyada hal shay kulminayo oo is shabaho, taas sahal ayay kaaga dhigaysaa inaad luqada si fudud ku barto, halkan waxaan kugu soo jamcinayaa ereyo af ingiriis ah oo ku dhamaada  xarfaha (est ). waxaad ka arkaysaa […]

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Webyo wax tarjamo iyo kuwa qoraalka kuu saxayo

Wax badan ayaa laga faa’idaysan karaa maanta oo free ah siiba dadka raba inay wax bartaan, webyo badan ayaa jira oo laga faa’idaysan karo oo sahal kaaga dhigaya inaad wax tarjunto. Webyo tarjamo xarfi wax u tarjamo waa kuwan: 1- http://mobile.reverso.net/en 2- https://wordreference.com/ 3- http://worldlingo.com 4- http://babelfish.com 5- http://translation2.paralink.com web weero badan kuu tarjumaya: http://m.freetranslations.org […]