Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto

Sida dhowr jeer aan soo sheegnay marka luuqad la baranayo waxaa la raacaa qaababka ugu sahlan ereyada lagu xifdin karo, marka ereyada uu ka dhexeeyo dhexeeye oo aad kusoo xusuusan karto si sahlan ayaad ku xifdin kartaa, barasahada afka ingiriiska qaabkan haddii loo raaco ereyo badan oo kala duwan ayaad si fudud ku xafidin kartaa adoon ku dhibtoonin.

Ereyo English oo ku dhamaada (USE) si sahlan aad ku qaban karto
Ereyo English oo ku dhamaada USE si sahlan aad ku qaban karto

Dhexeeyaha  “USE” wuxuu ku dhamaadaa ereyo ingiriis ah oo kala duwan, waxaa ka mid ah ereyadan oo aad si sahlan ku xifdin karto.

Jadwalkan ayaad ka ogaan kartaa iyagoo u tarjuman afka carabiga iyo af soomaaliga.

EnglishArabicSomali
use يستخدمadeegsanaya
excuse يعذرu cudurdaaraya
abuseيسيء استخدامsi xun u adeegsanaya
confuse يربك/ يحيرwareerinaya
reuse يعيد استخدامmar kale adeegsanaya
amuse يُسلّيmaaweelinaya
refuse يرفضdiidaya
accuse يتهمku tuhmaya
fuse فتيلfiyuus

 

Webyada ugu fiican oo English laga baran karo 4 free

 

BBC Learning English

 

 

 

Leave a Reply