Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Ereyga ingiriiska “GET” qaababka loo adeegsado iyo macneyaasha uu leeyahay marka xaraf gaar ah lagu lifaaqo.

Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska
Falka GET qaababka loo adeegsado afka ingiriiska

Jadwalkan ayaad ka arkaysaa tusaale kuu muujinaya falka “GET” iyo macnaha uu leeyahay isagoo loo tarjumay af carabi iyo af soomaali.

EnglishArabicSomali
Get backيعودnoqonaya
Get awayيهربcararaya
Get upينهضkacaya
Get inيدخلgalaya
Get overيتغلب علىka adkaanaya
Get rid ofيتخلصka takhalusaya
Get downينزلdegaya

Get out

يخرج

baxaya

Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Leave a Reply