Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga

Saan in badan soo sheegnay marka aad rabto inaad xifdiso ereyo gaar ah oo ka mid ah ereyada afka aad baranayso waxaa ugu fiican inaad u xifdiso qaab aadan illaawin, ereyada marka ay dhexeeye wataan si sahlan ayaa loo xifdin karaa.

Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga
Ereyo English oo dhexeeyaha SOME wadaaga

Sida jadwalakan kaaga muuqato halkan waxaa kuu keennay ereyo English oo uu ka dhexeeyo dhexeeyaha “some” waxaana loo tarjumay ereyada af soomaali iyo af carabi.

Waana tusaale kaliya markaad dictionary aaddo qaabkaas u raadi ereyada isu dhow qoraal ahaan ama qaab ahaan. Ereyo English  oo soomaali iyo carabi u tarjuman ayaad halkan ka helaysaa Ereyo English oo badan ayaad kala soo bixi kartaa

EnglishArabicSomali
someبعضqaar
somedayيوما ماmaalin
handsomeوسيمquruxlow
somebodyشخص ماqof
somehowبطريقة ماhab/ qaab
somewhereمكان ماmeel
someoneشخص ماqof
somethingشيء ماwax
somewhatإلى حد ماilaa iyo xad
sometimeبعض الأحيانmararka qaar

 

Marka xarfaha ingiriiska CH oo loogu dhawaaqo K

 

 

BBC Learning English

Leave a Reply