Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Ereyga HOW afka ingiriiska waxaa lagu tiriyaa inuu yahay magacuyaal su’aaleed, marka ereygan aad baa loo adeegsadaa, macanhiisa wuu is badbadalaa marka uu erey gaar ah lagu lifaaqo.

Magacuyaal su'aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo
Magacuyaal su’aaleedka HOW qaababka loo isticmaalo

Jadwalkan ayaad ka arki doontaa qaababka loo adeegsado:

How MuchSu’aasha kusaabsan waxa la cabbiro
How OldSu’aasha kusaabsan da’da
How ManySu’aasha kusaabsan tirada
How TallSu’aasha kusaabsan dhererka kor
How FastSu’aasha kusaabsan degdega (waqtiga)
How FarSu’aasha kusaabsan fogaanshaha
How LongSu’aasha  kusaabsan dhererka geeska
How WideSu’aasha kusaabsan masaaxada
How OftenSu’aasha kusaabsan inta jeer uu  falka soo noqnoqdo

 

Tusaalooyinka oo af soomaali loo tarjumay

English Somali
How much this book?Buuggan waa immisa?
How old this man?Ninkan immsuu jiraa?
How many pens have you?Meeqa qalin baad haysataa?
How tall this building?Dhismahan intuu la eg yahay?
How fast your car?Gaarigaaga intuu dhaqsan karaa?
How far the school?Dugsia ilaa inee buu fog yahay?
How long this road?Waddadan ilaa intey gaareysaa?
How wide this tree?Geedkan ilee inuu ballaaran yahay?
How often the teacher reads English lesson?Macallinka immisa jeer buu akhriyaa casharka Ingiriiska?

Leave a Reply