Qaasim Suleymaani oo shirqool lagu dilay

Saaka wuxuu sheegay talfiishanka Ciraaq in diyaarado ay leedahay America ay weerar ku qaadeen gaari uu saarnaa General Qaasmin Sulaymaan oo ahaa hoggaamiyaha qeybta ciidanka feylaq la-qudus ee ay Iran maamusho. waxaa la socday Abu Mahdi Almuhandis isna ahaa hoggaamiye ku xigeen Alxashd shacbi ciidan loo yaqaano, wuxuu ku dhintay isla weerarka. Qaasim Sulaymaani oo […]
Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kasoo tarxiilayo dalkiisa afar malyan shaqaale oo u dhashay dalka Pakistan booskoodana oo galin doona dad u […]
Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh

Iran oo soo saaraty diyaarad cusb lagu magacaabo Simurgh Simurgh waa diyaarad aan lahayn duuliye waxay awooddaa inay duusho 24 saac is daba joog ah waxay gaari kartaa masaafi la eg 1500 kiilomitir meesha ugu sarreyso ay gaari karto waa 2500 feet waxay qaadi kartaa gantaallo iyo bambooyin sidoo kale waxay jaajuusi kartaa wax walba […]
Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab UK leedahay

Iran oo khaliijka ku racdaysanayo markab An Iranian boat chases a battleship in the Strait of Hormuz Warbaahin laga leeyahay dalka Iran ayaa soo bandhigtay Video muujinaya markab dagaal uu leeyahay dalka Ingiriiska oo ka cararaya doomaha ay leeyihiin ilaaliyeyaash kacdoonka islaamiga ee Iran. waxaa ka dhex hadlaya muuqaalka qof ka tirasn ciidanka ilaaliyeyaash kacdoonka […]
Video muujinaya kumaandoos Iran markab Ingiriis qabsanaya

Sida la og yahay Ingiriiska wuxuu qabsaday maalmo kahor marka ay leedahay Iran oo shidaal u waday dalka Suuriya. Iran iyaduna isla markii ayay ka aarsatay Ingiriiska waxay qabsatay marka ay leedahay UK. video muujinaya kumaandooska iiraan oo ku deganaya marka asoo adeegsanaya diyaaradaha qumaatiga u duula. daawo muuqaalka Iranian air landing on a British […]
RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay

RW Khayre oo Cadaado wax yaab leh kula kulmay Soomaali waa dad hal abuur leh waxaa laga helaa dad badan oo wax soo saari kara. soomaalida haddii ay waa hore midoobi laahaayeen maanta waxay sameyn lahaayeen hubkooda iyo daawadooda iyo gawaaridooda. tusaale ahaan marka aan soo qaado kacdoonka Iran ee dhacay 1979 wuxuu ka dhigay […]
Messi nin u eg 20 naag been u sheegay

TV-ga Insolite TV wuxuu soo bandhigay wiil u dhashay dalka Iran oo lagu magacaabo Rida Barestesh inuu been u sheegay 20 hablood isagoo iska dhigay inuu yahay laacibka arjantiiniga caanka Lionel Andrés Messi Ninkan labaatanka dumar intuu qaabkaas ku soo jiitay ayuu la tuntay. waxaa la sheegay dumarka marka ay ogaadeen inuu yahay ninkan Messi […]
