Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay
Turkey’s President Recep Tayyip Erdogan leaves the stage after his speech during Kuala Lumpur Summit in Kuala Lumpur, Malaysia, December 19, 2019. REUTERS/Lim Huey Teng

Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kasoo tarxiilayo dalkiisa afar malyan shaqaale oo u dhashay dalka Pakistan booskoodana oo galin doona dad u dhashay dalka Bangladesh sidoo kale sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kala bixi doona bangiga dhexe ee Pakistan lacagta u taalla Sacuudiga

shrirka waxaa kasoo qeybgalay dowlado badan oo ay ka mid tahay dowladda Iran taas ayaa laga yaabaa Sacuudiga sabata uu uga haray shirkaas. sida la og yahay Sacuudiga oo aad u neceb dowladda Iran taas oo keentay inuu la safto reer galbeedka iyo Israel.

 

Erdogan oo furay isbitaalka ugu weyn Yurub

Erdogan has made Saudi Arabia his clothes

The Turkish President explained why Pakistan was left out of the Islamic conference being held in Kuala Lumpur, Malaysia. Erdogan said: Saudi Arabia has threatened Pakistan with deporting four million Pakistani workers and replacing them with Bangladeshis. Saudi Arabia has also threatened Pakistan with withdrawing the money that the Central Bank of Pakistan owes to Saudi Arabia.
The conference was attended by many governments, including the Iranian government, which may be the reason why Saudi Arabia was left out of the conference. As is known, Saudi Arabia hates the Iranian government very much, which led it to align itself with the West and Israel.

Leave a Reply