6 Diyaarad ay Iran soo ridday sawirradooda

Diyaaradahan waa kuwa lagu hago remote Wakaaladda wararka ee Faaris ayaa soo bandhigtay diyaaradaha ay Iran soo ridday oo Maraykanka uu iska lahaa Diyaarada RQ170 Waxaa lasoo riday 4/12/2011 Waxayna qabteen iyadoo aan wax gaarin Diyaarada MQ-1C iyadana waxaa lasoo riday seddex sano kahor Diyaarada SHADOW 200 iyadana waxaa lasoo riday marka ay gashay cirka […]
Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran. wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto. sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si […]
