Siigada ma qubays bay waajibisaa

Su’aasha:

Suasc dhaman walaalha daruur salan kadib ale haidinka ajar siiyo jawaabihiina nuckasto ay yihiin
waxan marar badan arka su,aalaha na ubadan yihiin xaga isticmaalka siigada ale ha iga xifdiyee wxa rabay inan ugu daro dadka su,alaha qaba siigadu qubays ma wajibisa sida galmada iyo riyada ookale si ay ugu faidaystaan qaarbadan sameya falka iyo dadka aan sameyn balse akjooga dadka sameya siday ugu faaideyan aniga su,asha ayaa kala sobaxay.

Siigada ma qubays bay waajibisaa
Siigada ma qubays bay waajibisaa

Jawaabta:

Siigada haddii qofka ku biyabaxo qubays ayaa ku waajibaya, laakin kaligeeda haddaan biyabax jirin ma waajibiso qubays, ma aha sida galmada oo kale, isku xukun ma aha.

Galmada qofka hadduu haweeneyda madax geedka kaliya hal jeer u galiyo qubays ayaa ku waajibaya xataa hadduusan biyabixin.

You might also like
2 Comments
  1. Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan
    Abdi says

    Hdaa zino ku dhaco bil ramadaan moxoo xukunku yahy

    1. Salaad subax qofka ay ka tagto labo rakco sunna oo duhurka kadib ma ka gudaan
      Daruur says

      walaal su’aashaada halkan kusoo qor
      gal linkigan:
      https://daruur.com//submit-question/

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More