Qofkii riyo ku arko saaxiibkiisa oo xaaskiisa u tagayo
Riyada:
ninka hadu riyo ku arko nin saaxibkiisa oo xaaskisa u galmonaya oo waliba biyaha shahwada ugu shubaya asagana meel u dhow ayu jogaa wuxu arkayaa iyago qawan oo shaqad ku jira, riyadas maxay noqon kartaa bal so fasira.

Fasirka:
Riyadan marka uu qofka arko cabsi ayaa galayso wuxuu u malaynayaa naagtiisa inay gogoldhaaf samaynaso, laakin fasirkeeda waa wax kale, qofkii arko xaaskiisa oo nin kale u tagayo waxaa lagu fasiraa inuu qofkaas waxtar ka helayo wuxuu noqdaba hanti ama shaqo ama wax kale, almuhim ninkaas xagiisa ayuu wax ka helayaa.
Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah
When a person sees this dream, he feels fear and thinks that his wife is cheating on him, but its interpretation is different. If a person sees his wife going to another man, it is interpreted that he will receive benefits from that person, whether it be wealth, work, or something else. Most importantly, he will receive something from that man..
