Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC ALLAH MACAK
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO WARQAD LA ILEEYAHAY U SAXEEX WAXAA KA DHIMAN SAXEEXAAGEE
WIIL AAN AQAANO MEEL XAFIISA WAAN U SAXEEXAY WAXAANAN RAACIYAY MAGACAYGA MARKAASUU QAATAY
ALLAH MAHADLEH

Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya
Riyada anoo warqad qof u saxeexaaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gaari doonto waxa aad ku tala jirto sidoo kale inaad noqon doonto qof masuul sare ah oo go’aankiisa soconayo oo ay dadka ka dambeyn doonaan.

Leave a Reply