Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Su’aasha:

Shiir daran ayan isku arkay siiba marka aan cabsado ama wax aan ka walwalo, sidoo kale waxaan aad uga dhididaa cagaha iyo calaacalada fadalna maxaa keena arintaas, waxan ahay gabar aan wali guursanin waxan jiraa 23 sano.

Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha
Shiirka xishoodka iyo dhididka gacmaha

Jawaabta:

Shiirka qofka markuu xishoodo ama uu baqo ama uu kacaso waa wax dadka badankooda ay la kulmaan ma aha wax jirro ah, shiikra badan wuxuu u noqonayaa hormuunada jirka qaabka ay yihiin.

dhididka cagaha iyo gacmaha wuxuu u noqonayaa sababo badan waxaa ka mid ah, jirrooyin ku dhaca qanjiirada loo yaqaano sidoo kale waxaa keenaya walwalka iyo daalka oo isdaba joog ah, cudurka sokorta jirrooyinka lafdhabarta iyo go’idda dhiiga caadada iyo sababo kale aad u badan, waxaa si dabiici ah loogu daaweyn karaa khalka tufaaxa waxaa la marinayaa meelaha dhididka badan sedex mar maalin kaste sidoo kale in yar khal tufaax iyo malab inta laysku daro ayaa la cabbayaa maalin kaste labo jeer, sidoo kale waraangada iyada waa la marin karaa meelaha dhididka sida boolbaraha oo kale

Ninka galmada kucusub dhaqsi miyuu biyo baxaa?

When a person is ashamed or afraid or angry, it is something that most people experience. It is not something that is physical, it becomes a lot of pain for the body.

Sweating in the feet and hands becomes a lot of reasons, including, diseases in the glands known as also caused by continuous anxiety and fatigue, diabetes disease spinal cords and menstrual bleeding and many other reasons, it can be naturally treated with apple vinegar it is applied to sweaty areas three times every day also a little apple vinegar and honey in addition she is drunk twice a day, and her spear can also be applied to sweating places like the boorow.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More