Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Su’aasha:

waxaan dareemayaa markaan kali noqdo walwal iyo cabsi aan sabab lahayn mararka qaar shaki badan ayaa la socdo maxaa sabab u ah maxaase lagu daweyn karaa

Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn
Shakiga badan iyo waswaaska iyo cabsida sababta aan lahayn

Jawaabta:

Shakiga iyo cabsida waxaa keenayo sababo badan waxaa ka mid ah arrimo adiga aad samaysay ama aad ka baqayso inay kugu dhacaan.

Sidoo kale inaadan ku mashquulsanayn arrin faa’ido kuu leh, waxbarasho iwm.

Teeda kale inaad ka fog tahay cibaadada salaadda iyo xuska Ilaahay.

Waxaad kaga bixi kartaa inaad isku mashquuliso wax faa’ido leh, sioo kale inaad ku dadaasho cibaadada iyo adkaarta.

Inaad la sheekaysato familka iyo walaalaha oo aad noqoto qof bulsho ah.

Kalinimada inta badan waswaas iyo shaki iyo fikir ayay kuu keenaysaa.

Quraanka si fiican u akhriso, maxaayeelay qalbiga ayuu dejiyaa.

 

Riyada cabsida leh halkan ka daawo

 

Doubt and fear are caused by many reasons, including things you have done or are afraid of happening to you.

Also, not being busy with something that is beneficial to you, such as studying, etc.

Also, being away from the worship of prayer and remembrance of God.

You can get rid of it by keeping yourself busy with something beneficial, as well as by striving for worship and strength.

Talking to family and siblings and becoming a social person.

Loneliness often brings you worries, doubts, and thoughts.

Read the Quran well, because it calms the heart.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More