Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Su’aasha:

Asc walaal waxan xalay ku riyooday Goobta aan ka shaqeeyo ninka ugu soo sareeyo oo shaqada laga ceyriyaay. Maxay noqon karta in booskada oo shaqada laga ceyrinaya aad aragtaa.

Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo
Riyada qofka goobta shaqada ugu sareeyo laga ceyrinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in isbadal kaaga imaanayo xagga shaqada waxaa kula soo gudboonaanaya qalqal iyo cabsi iyo dhib yar oo la xiriira shaqadaada, marka ku dadaal wixii ku anfacaya iskana jir wixii dhib kuu keenaya, sidoo kale riyada ceyrinta waxay tilmaamaysaa guud ahaan dagaal iyo xan iyo isqabsasho iyo eed.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More