Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira
Riyada:
asc walal waxan ku riyooday abehey oo eey madow oo weyn daaqada iga soo gelinayo eyga wuxu dhex joga qolka ilmaheyga meshu iska fadhisanaya nama wax yelenayo anigana aan aad uga baqaayo abeheyna uu bananka darjiin ah fadhiyo….. barakalah walal isoo fasir riyadas aad beey ii kurbeeysay.

Fasirka:
Riyadan waxay tilmamaysaa qof aabbahaaga ku kalsoon yahay oo aan fiicanayn inuu familkiina ku jiro waa digniin qofkaas in laga feejignaado, wax dhib ah kuuma geysan karo aabahaagana qof fiican ayuu u haystaa, wuu soo dhoweysanayaa, reerkiisa ayuu ku aaminayaa iyadoo ay saas tahay haddana qofkaas waa qof xun, waayo eyga madow wuxuu astaan u yahay xumaan.
waliba qof xaasid ah ayuu tilmaamayaa oo khiyaano wata, sidoo kale qof aan akhlaaq lahayn. marka riyada waa digniin.
Dadka qaarkiisa Ilaahay riyo badan ayuu tusaa oo la xiriirta noloshooda inta badan way arkaan waxyaalaha noloshooda lasoo gudboonaado, waa dad nasiib badan dadkaas.
This dream indicates that someone who trusts your father and is not good is in your family. It is a warning to be careful of that person. He cannot harm you. He considers your father a good person. He welcomes you and trusts his family. However, that person is a bad person. Because a black dog is a symbol of evil.
It also indicates a jealous and deceitful person, as well as a person without morals. So the dream is a warning.
Some people are shown many dreams by God related to their lives. They often see things that happen in their lives. These people are very lucky.
