Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Su’aasha:

Asc Waan ku salamey salan kadib laba sual oo wada socda aa qaba, Geedka ninka hadii qalooc galo ama uu dhexda ka qaloocdamo qaloocaas oo ka dhigaya geedka mid foorara . Sual 1aad geedka ma latoosin Kara qalooca ma laga saari kara. ? Sual 2aad geedka foorara isna kor maloo soo qaadi kara ? Mahadsanid.

Qalooca geedka ninka la xidhiidha
Qalooca geedka ninka la xidhiidha

Jawaabta:

Qalooca goobada geedka ninka waa labo nooc mid dhalasho ah iyo mid  uu keeno  cudurka Peyronie’s disease, cudurkaas oo qallajiya geedka ninka xididaha soo dhex mara.

Wuxuu u daaweyn karaa qaabab kala duwan waxaa ka mid ah qaabka jimicsiinta geedka.

Waxaa kaloo jira qaliin lagu toosiyo geedka ninka qaloocan, laakin qofka wuu iska dhaafi karaa qalooca wax saamays ah kuma lahaanayo raaxada galmada ama dhalintaan ama awoodda kacsiga.

Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka

The curvature of the man’s hub is of two types: congenital and one caused by Peyronie’s disease, which drys up the man’s tree through the roots.

He can treat them in a variety of forms including the plant exercise style.

There is also surgery to straighten the crooked man’s tree, but the person can pass the curve and have no impact on sexual pleasure or stimulation or the ability to get up.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More