Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa
Su’aasha:
Marka hore salan sare. Marka xigta, Lisidda xubinta taranka ragga marka la jiid-jiidayo ma waxbaa la marinayaa mise waa uun la iska jiidjiidaa?.

Jawaabta:
Saan kusoo sheegay su’aasha Jimicsiga xubinta ragga in jiidjiididda ay muhimsan tahay xataa hadduu qalayl yahay, waxaa kaloo la marin karaa saliidaha qaar dabiiciga ah sida saliid seytuun ama saliid macsaro, ama saliid qumbe, laakin waxaa ugu muhimsan jimicsiga illeen wuu kala baxaa muddo kaddib, sidoo kale qofka doobka ah kuma fiicna maxaayeelay siigo ayay isu badalaysaa sheekada, qofka isma celin karo, laakin qofka marka uu guursado xaaskiisa ayuu ka dalban karaa inay u samayso, ama asaa samaysan karo sida doobka ooo kale uma xasaasiyad badna.
Siigada murqaha miyay daciifisaa
I mentioned in the question of male genital exercise that stretching is important even if it is dry. You can also apply some natural oils such as olive oil, grapeseed oil, or coconut oil, but the most important thing is exercise because it will loosen up after a while. It is also not good for a single person because it will change the story. A person cannot resist it, but when a person gets married, he can ask his wife to do it for him, or he can do the same thing like a single person, and he is not as sensitive.
