Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina

Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina

Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina Riyada: Waxan ku riyooday anigoo madina jooga garab socda ama lugaynaya kaligay ahaa waxaan arkaya manaarada iyo masjidka nabiga niyada aan leeyahay nabi muxamad scw ayaa halkaas ku Aasan kadib waxan umalayna misaajidka waa buuxay salaadi maqrib ayay ahayd banaanka ayaa kusugnay kadib salaadi marki lagabaxay ayaa masjidki galay […]

Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay

Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay

Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay Riyada: Asc sheeq xalay waxan ku riyooday eedadey uu aabahay qabo oo wiil dhashay oo ana aan leeyayhy maxa u qarsateen oo iigu soo sheegi waydeen eedana ay gabar kale la sheekeysaneyso ii soo fir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa war farxad leh inaad ka maqli doonto familka. warkaas […]

Riyada nin surwaalka hoos geeyay oo is qaawiyay

Riyada nin surwaalka hoos geeyay oo is qaawiyay

Riyada nin surwaalka hoos geeyay oo is qaawiyay Riyada: S c walaalow riyadan iso fasir Waxaan wada hadalna wiil waxan ku riyooday aso xaran igu tagayan gurikayga ka dhuuntay wuxuu i dhahay wan so dahirsanayna sulwalkiisa ayuu hoos geyey aso qawan ayuu suliga tagay waxan ku dhahay sabuun iyo waxaa ku qabaysata kuu geyna marka […]

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo

Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo Riyada: Waxan kuriyooday dagaal labo kooxod ah kooxda aan ka tirsanaa ayaa laga badiyay aniga iyo walashay iyo walalkay iga yar ayaa waxaanu iska dhigaynay qaar dhintay oo dhulka ayaan wada seex seexanay waan isku dhaween midka yar ayaa dhexda noogu jiray kadib kooxdii naga badisay ee na laayay […]

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan

Riyada anoo dhego xiran oo muraayada hor taagan Riyada: salaam sheekh waxaan ku riyooday anigoo hortaagan muraayad isku daawanaya oo xidhan dhago dhaadheer oo dahab. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa munaasabad qaali ah oo aad ka qeybgali doonto. Waxayna u badan tahay arrin la xiriirto dad qaraabo ah. Waxay noqon kartaa xaflad aroos aad aadi doonto. […]

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto

Riyada baranbarada caanaha ku jirto Riyada: Waxan kuriyooday aabo ilahay ha u naxriiste dhalin yaro ayuu u ekaa wuu qurux badnaa aniga iyo walaaladay iyo hooyo ayaa ag fadhinay aabo dhar cad ayuu xirnaa wuuna faraxsanaa hooyona way faraxsaned dhamantenba aabo mid walba caano ayuu siiyay markii aan wada cabnay anagoo dhameestiran aniga ayaa waxan […]

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo

Riyada askariga iyo sawirka la qaadayo Riyada: Waxan waday sawir yar sawirku nin buu ahaa waxaanu wada soconay hooyo markii aan kasoo tagay ayay ila soo hadashay waxay idhahday sawirkii ayan u baahanahay ee iiso sawir Ana waxan galay meel shaaha lagu cabo meeshuna isbitaal ayaa kudhex yaalo meeshu waa meel qurux badan oo wadanku […]