Riyada nin surwaalka hoos geeyay oo is qaawiyay
Riyada:
S c walaalow riyadan iso fasir
Waxaan wada hadalna wiil waxan ku riyooday aso xaran igu tagayan gurikayga ka dhuuntay wuxuu i dhahay wan so dahirsanayna sulwalkiisa ayuu hoos geyey aso qawan ayuu suliga tagay waxan ku dhahay sabuun iyo waxaa ku qabaysata kuu geyna marka gurika tagay waxaan aaday aqalki hoyaday walashay Aya igu tiri ilmahan 2sano jiro halke ka aaday aniguna ma lihi ilmo yar mid 11jir bis ba ii joogto sabuunti ayan so qaaday ninki oo dahirsiga bilaaway kadib waxaa iri sabuunti ban ku geenay kadib wuxuu iri wan ii bilaaway suuli ween oo dhanka qabeeska iyo waji dhaq leh ok isku furan kadib suuliga xiray hoyaday ayaa dariushada suuliga so garaay kadib wan ka naxay wan dhuuntay inta jidka wan ganbaday wiilki ayey cananatay asigana uma jawabin. Inta aan riyon oo seexan oo I tusiyey mesha oo seexdo wana mari ugu horeysay in badana isma naqaano
Plz iso fasir

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa nin anshax xun oo aan wanaagsanayn laakin wuxuu iska dhigayaa qof wanaagsan.
waxaa laga yaabaa inuu xumaan kugu rido ama inuu dhaqan xun kuula yimaado.
is ilaali.
hadalka macaan yuusan maskaxda kaa qaadin
Riyada qofka qaawan halkan ka daawo
The dream warns you of a man with bad morals and is not good but pretends to be a good person.
He may do you harm or have bad behavior.
Be careful.
Don’t let sweet talk distract you.
