Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay
Riyada:
Asc sheeq xalay waxan ku riyooday eedadey uu aabahay qabo oo wiil dhashay oo ana aan leeyayhy maxa u qarsateen oo iigu soo sheegi waydeen eedana ay gabar kale la sheekeysaneyso ii soo fir.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa war farxad leh inaad ka maqli doonto familka.
warkaas wuxuu khuseeyaa aabahaaga ama familkaaga guud ahaan.
waana war aad u wanaagsan oo khayr ah.
Riyada eeddada halkan ka daawo
The dream indicates that you will hear good news from your family.
This news concerns your father or your family in general.
It is very good and auspicious news.
