Riyada dagaalka iyo dadka la gubayo
Riyada:
Waxan kuriyooday dagaal labo kooxod ah kooxda aan ka tirsanaa ayaa laga badiyay aniga iyo walashay iyo walalkay iga yar ayaa waxaanu iska dhigaynay qaar dhintay oo dhulka ayaan wada seex seexanay waan isku dhaween midka yar ayaa dhexda noogu jiray kadib kooxdii naga badisay ee na laayay waxa kamid ahaa mid walalkay ah wuu noo yimaaday wuxu iska dhigay sidii qof dhulka wax ka fiirinayo wuu nala hadlay wuxu xirnaa dharka askarta wuxuna na dhahay idinma sheegayo mana rabo kuwaan in ay gacantooda idinku dilaan ee meesha waa la gubayaa aniguna idinma bad baadin karo ee iska ashahaata! Aniga waxan aad ooga fakaray walalkay iga yar waxaana fiiriyay walashay oo aan hal sano ka waynahay waxeena igu dhahday iyadoo oyneso zuhuuray waxan tagaynaa meel qurux badan oo wax walba aan rabno ka helayno aniguna waan iska ashahaatay hadalkeeda ayan ku yara farxay walashay waana nala gubay waxaana maqlayay lafahayaga sida ay u sanqadhayaan kadib waxan is dhahay ma sidan baad hada ku dhimatay oo waxan aaminsanaa in aanan sidaan ku dhimaneen aad baan u yaabana mana aaminsanen kadib hurdadii ayan kasoo kacay waxana ogaaday in ay riyo ahayd!
Waa riyo aad ii cabsi galisay markan soo kacayay aad ban u cabsanayay waliba markan maqlayay sanqadha lafahayga aad ban u cabsaday yaab ayay igu ahayd.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa rabshado iyo fitnooyin ka dhici doono meesha aad ku nooshay.
dagaal toos ah inuu noqdo shardi ma aha.
waa fidno daran oo dadka meesha joogo ku dhici doonto.
sharta Ilaahay hanaga badbaadiyo.
Halkan ka daawo riyada dagaalka
The dream indicates violence and tribulations that will occur in the place where you live.
It does not necessarily mean that it will be a direct war.
It is a severe tribulation that will happen to the people in the place.
May God protect us.
