Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota Riyada: Asc wll!! Waxan ku riyooda caarcaaro darbiga socota waxan ahay gabar guur soo martay walaal i fasir riyada?? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa mashaakil aad kala kulmi doonto guriga waxaa dhici karta dad adiga ku dhibayo inay jiraan oo aan wanaag kula rabin Waxaa lagaaga baahan yahay inaad taxdar […]
