Ninkeyga wuu ka helaa inuu igu jeesjeeso maxaa talo ah Su’aasha: Sheikh marwo ayaan ahay waxaan ku rakya ninkayga mar walbo inuu igu jeesjeesayo siiba marka ay joogaan qaraabiisa walaalihiisa iyo dadka kale saaxiibayaashiisa maxaad igula talin laydeen idinkoo mahadsan. Jawaabta: Jeesjeeska waa xaaraan, diinta islmaamka way reebtay, aayad reebaysa ayaa kusoo aroortay Quraanka […]
