Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo

Fasirka riyada ninka eedadayda lacag i siinayo Riyada: ASC sheekh alahaa kubarkeeyo waxaad ii fasirtaa Anigoo soogaly guriga eedaday oo ninka eedada qabane oo ganacsade wayn ah oo sarirta kujiifo eedadanay ay agfadhodo kursi ayaay kufadhiday isla qulka dhexdiisa waan salamay kadibne waxaa uu ii soo fidiyya lacag waraqo ah waan qaatay waxaan ku idhi […]
Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo

Riyada gaaska cuntada lagu kariyo oo gubanayo Riyada: Asc sheikh waxan ku riyoday guri aan anaga joogno in gaaska cuntada lagu kariyo gubanayo lkn aan anigaba kaso xiray gaaska gadaal oo aan uwacayo walalkey ween aan dhahayo gaaaska ana gadal kaso xiray kala fur gaasla iyo cookerka cuntada lagu kariyo teda kle sheikh wa mrki […]
Fasirka riyada Diyaarada loo raacayo Makka iyo Madiina

Fasirka riyada Diyaarada loo raacayo Makka iyo Madiina Riyada: Waxan ku riyooday xalay aniga iyo Walalkay oo qurux badan oon wada saaranhy qaybta diyaaarada business class ka wax yar kadib Walalkay ma arkayo waxa imaanyso hooyaday waxa la leeyahy ma raacaysid diyaarada anaa Soo dagtay ticket kaa khaldan wad haraysaa bay hooyo kudhaheen kadib aniga […]
Riyada tagida magaalada barakaysan ee Makka

Riyada tagida magaalada barakaysan ee Makka Riyada: Aniga kalugay oo wata minibuska shirkada aan ushaqeeyo Makka wadada xaramka agmarta wadada caadiyan jaam waaye lkn marka aan riyoonayo jaam ma ahayn niyada waxan iska lahaa wadada jaam ayay ahaan jirtay lkn hada maha waxan gacanta kuhaystay tusbax aan haystay farantiga ama counter duug ayuu ahaa wuu […]
Riyada daawo kaniin qofka la siinayo

Riyada daawo kaniin qofka la siinayo Riyada: Riyada tukaan dawada gada oo dawada lacag tahay laakin aniga bilaash laygu siiyay laba box oo magnesium ayuu ahaa 1 box waxaa ku jira 120 tablet markaa waa 2 box. Fasirka: Riyada daawada lagu siinayo waxay tilmaamaysaa inaad ka bixi doonto dhibka ku haysta. Haddii ay jireen arrimo […]
Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina

Riyada masjidka nabiga scw ee Madiina Riyada: Waxan ku riyooday anigoo madina jooga garab socda ama lugaynaya kaligay ahaa waxaan arkaya manaarada iyo masjidka nabiga niyada aan leeyahay nabi muxamad scw ayaa halkaas ku Aasan kadib waxan umalayna misaajidka waa buuxay salaadi maqrib ayay ahayd banaanka ayaa kusugnay kadib salaadi marki lagabaxay ayaa masjidki galay […]
Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay

Riyada eedadey aabahayga qabo oo wiil dhashay Riyada: Asc sheeq xalay waxan ku riyooday eedadey uu aabahay qabo oo wiil dhashay oo ana aan leeyayhy maxa u qarsateen oo iigu soo sheegi waydeen eedana ay gabar kale la sheekeysaneyso ii soo fir. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa war farxad leh inaad ka maqli doonto familka. warkaas […]
