Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Su’aasha: asc waxan ku riiyoday abaahey oo dad badan ee ku sugayan bananka qolkiisa asagana uu kaso baxayo gadashooda oo anigana aan jaraanjaro kasoo dagayo oo aan dadki ku leyahay sidan waye sidii loo bahna Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto dhibaato aan weynayn marka aad ka bixi doonto dhibaatadaasna waxay la xiriirtaa dad […]

Categories
Talooyinka Consultation

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa Su’aasha: Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira Riyada: asc walal waxan ku riyooday abehey oo eey madow oo weyn daaqada iga soo gelinayo eyga wuxu dhex joga qolka ilmaheyga meshu iska fadhisanaya nama wax yelenayo anigana aan aad uga baqaayo abeheyna uu bananka darjiin ah fadhiyo….. barakalah walal isoo fasir riyadas aad beey ii kurbeeysay. […]

Categories
Fatwada

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa

Timaha dabada in la xiiro waajib miyaa Su’aasha: Walaalo timaha wareega dabada ku yaala ma in la xiiro baa mise ka mid ma aha tima shuunka oo laga rabo qofka in uu iska xiiro. Jawaabta: Timaha hoose kuma eka qaybta hore waa dhamaan kuwa hore iyo kuwa gadaal, timaha gadaal kaliya waxay ku yaallaan dadka […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaaskayga way been badan tahay ila taliya

Su’aasha: Xaaskayga waxaan ku arkay been badan marka ay wax samayso wax kale ayay ii sheegaysaa marka ay meel aado runta ima sheegto, dhowr jeer ayaan ka reebay, xataa caruurta ayaa bilaabay inay ku daydaan, marka wan ku wareersanahay maxan sameya ila taliya, waxan ku nool nahay dalka Holland Jawaabta: Beenta waa wax xun qofka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko

Fasirka hirka badda muxuu yahay riyada marka lagu arko Riyada: asc walal waxanku riyooday anoo gurigayga joogo ilmaheygana ku dhex jiro oo aan daqada ka arkayo bada oo aad u kacsan hirka badana uu daqada gurigeyga soo garayo lkn biyaha ima soo galayan aniga aan aad u cabsanayo Fasirka: Hirka badda marka la arko asoon […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada shiirka urka badan

Riyada shiirka urka badan Su’aasha: Maxaa lagu fasiri karaa guri wax aad uraya kasoo baxayo una eg shiirka kaadida oo kale, urka wuxuu usoo baxayaa sida qaaca oo kale fasirka riyada nocaas maxay noqon kartaa Jawaabta: Urka xun waxaa lagu fasiraa inta badan sumacd xun ama wax xun inuu qofka ama meesha uu urka kasoo […]