Riyada naago saaxiibo aad tihiin Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo la jooga hablo aan school primary wada dhigan jirnay oo mid la guursaday ku leh ala waan kula soo hadli lahaaye number waan waayay mid kale ayaa igu leh kuma garanayo iskukay sheeg taas ayaan islaynay si xun iila hadashay Fasirka: Riyada waxay […]
