Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo

Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo Riyada: Sheekh xalay waxaan ku riyooday nin ayaa weel subag kujiro kor usoo qaaday oo igu yidhi keen gacanta kuugu shubee gacantii ayuu iiga buuxiyay ilaa ay gacanti buuxsantay oo hareeraa ka daatay subagi iiso fasir sheekh Fasirka: Riyada subaga waxay tilmaamaysaa guul aad ka gaari doonto mustqbalka […]
