Categories
Riyooyinka Dreams

Waan soomanahy anoo jabiyay ayaan ku riyooday

Su’aasha: asc wllyaal waxaan ahay gabadh dhalin yaro ah waan soomanahy markan aan su’aasha soo qorayo abaaro 10kii ilaa 9kii subaxnimo seexday salaadii duhur kacay anoo riyoonaya waxaanan ku riyooday anoo cunto cunaya waliba soontii jabiyey waan soo booday waxaan arkay inay soontaydii ii xdhanthy miyey iga jabinaysaa riyadaasi soontii???? Jawaabta: Riyo soon dhab ahaan […]

Categories
Fatwada

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal?

Aadaanka Fajarka mala saxuuran karaa walaal? Su’aasha: Aadaanka Fajarka inta aan salaada la galin qofka haduu saxuurto Soonkiisa maka burayaa mideeda kale qofku goormuu saxuuran karaa oo ugu wanaagsan. Jawaabta: Labo aadaan ayuu leeyahay fajarka midka koowaad ma reebo saxuur laakin kan labaad ayaa cuntada reeba, wuxuu yiri rasuulka (SCW):   (إنَّ بلَالًا يُؤَذِّنُ بلَيْلٍ، […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno

Riyada ciijiska saxuurta kadib maxaa keeno Riyada: Asc wr wb wll waxaa jirto arin aan in mudo ah isku arkaayey yaraanteda ilaa hada mar mar wan isku arkaa horta yaraanteda waxaan aad uga cabsan jirey jinka dad aya maqli jirey ayago dhahaayo xaley jin aan arkey marka ana wan cabsan jirey wana kuriyoon jirey marki […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada gaari cusub la iibsanayo

Su’aasha: Walaalayal waxaan ku riyooday aniga oo gaadhi cusub soo iibsaday oo wata ii fasira micnaheda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax ku farxadgaliya, sidoo kale inay kuu fududaanayaan arrimahaaga, waxaa dhici karta haddaad doob tahay inaad guursato gabar yar oo qurux badan. Riyada gaariga cusub waa wax fiican.

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo

Riyada qofka oo dhiig laga shubayo Su’aasha: Waxaan xaley ku riyoodey aniga oo dhiig la iiga shubay ka dib aan musqul galaayo musqusha inta aanann galin miisaankeyga waxa uu ahaa 261 marki aan kasoo baxay ee aan miisaanka ku laabtey 246 markaas dad ka ay idhahayaan maxaa kugu dhacay anigane aan aamusanahay aan aniga lee […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay

Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo walaasheyda iga yar aan ku arkey mobilkeyga iyada oo fal xun sameyneysa kadibna aniga aan damcaayo iyada maadaama aan video kahaayo maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waa digniin waxay kaaga digaysaa inaad daawato filimada xunxun, taas oo laga wado inay dhib kuu […]

Categories
Fatwada

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara?

Mudo korosiga Farmaajo maxaa ka dhalan kara Su’aasha: Iyadoo lagu jiro bil barakeysan ayaa hadana laga cabsi qabaa isku dhacyo iyo dagaalo taasoo salka ku heysa qaraarkii mudo kordhinta ay wada gaareen golaha xildhibaanada Aqalka Hoose, markaa maxaa ka dhalan kara mudo kororsigaas Farmaajana dalka ma laga badbaadin karaa sowmala dhihi karo waa kaligii talis […]