Riyada qofka oo dhiig laga shubayo
Su’aasha:
Waxaan xaley ku riyoodey aniga oo dhiig la iiga shubay
ka dib aan musqul galaayo musqusha inta aanann galin miisaankeyga waxa uu ahaa 261 marki aan kasoo baxay ee aan miisaanka ku laabtey 246 markaas dad ka ay idhahayaan maxaa kugu dhacay anigane aan aamusanahay aan aniga lee isku mashquulaayo.

Jawaabta:
Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad khasaari doonto lacag, dhiiga mararka qaar wuxuu noqonayaa hanti, waxaa laga yaabaa mashruuc aad faraha la gali doonto inuusan kuu fiicnayan oo aadan faa’ido ka helaynin, bal aad ku khasaari doonto, ha noqdo wax aad iibsanayso ama ganacsi ama wax kale, si kaste riyada waxay tilmaamaysaa inay wax kaa biixi doono qarasha iwm.
Riyada malaxda lugta oo bukan laga miirayo waxaana la socda dhiig
This dream indicates that you will lose money, blood sometimes becomes wealth, there may be a project you are going to get involved in that is not good for you and you will not get any profit from it, you will lose it, whether it is something you are buying or a business or something else, in any case the dream indicates that you will pay for your expenses etc.
