Categories
Caafimaadka Health

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa

Malabka raganimada maxaa lagu gartaa Su’aasha: Asc malab ayaa jiro suuqyada lagu iibiyo oo lagu sheego inuu raganimada kordhiyo ma isticmali karaa mise dhib ayuu leeyahay. Jawaabta: Malabka waxa uu ka kooban yahay waa in la ogaadaa markaas ayaa la dhihi karaa waa fiican yahay iyo waa xun yahay, malabka marka maaddo kale lagu daro […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba

Waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba Su’aasha: Su’aal ayaan qabaa markaste waxaan isku arkaa kacsi saaid ah markaan nin arkaba. Jawaabta: Naagta inay kacsi dareento waa wax ku abuuran jirkeeda, gabdhaha heerer kala duwan ayay ka taagan yihiin dareenka kacsiga, adiga saad sheegtay markaad nin aragto kacsi ayaad dareemaysaa, marka kacsigaaga ayaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska qaab cusub loogu galmoonayo

Su’aasha: asc bahda daruur waxaan ku riyoodey anigo xaaskega ugu galmonaayo qaab kaduwan qaababka an uga galmoodo waliba aad ban uga bogey qaabkaasi iifasir riyada macnahed. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inaad sii jeclaan doonto oo noloshiina ay noqon doonto mid aad u raaxo badan, galmada guud ahaan waa wax ku fiican riyada, dabcan haddaadan […]

Categories
Caafimaadka Health

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno

Hablaha yaryar oo naasaha waaweyn maxaa u keeno Su’aasha: asc dhamaan walaalaha daruur melwalba aad jogtaan salan kadib waxaa rabaa inan ogado gabdhah qar ayaga oo lagursan ilmana aysan dhalin aya naahasa kadhacaan ama ay aad u weynaadan sida qof ilma dhalay oo kale marka maxa sababi karo ama ukeena arinkaa waliba sida qof caruur […]

Categories
Fatwada

Waswaaska iyo niyada soonka

Su’aasha: Sheekh waxaan ka baqanyaa ama ka cabsanayaa in soonkayga mid la aqbalayn yahay wax baana igu leh soo qalee soonkii oo dhan dhan ilaa kuwii hore sababto ah niyada lamaad iman.mana yaqaanin in la niyoodo habeenkii balse suxuurta usoo kaco si soonka ugu adkaysto iyo inta aana caado qabina garanyo in kolayba iska soomayo […]

Categories
Software

Dictionary Arabic to Somali oo free ah

Qaamuuska Alkaashif oo ka mid ah qaamuusyada muhimka ah aad ay uga faa’ideysteen arday badan dunida wax ka barata. Waa qaamuus si fiican u qoran wuxuu xoogga saaray ereyada diiniga ah, qofka raba inuu fahmo musdalaxaadka shareecada islaamka qaamuuskan aad buu uga faa’ideysan karaa. Qaamuuska waa hore ayaa la daabacay waxaa laga yaabaa hadda inaadan […]

Categories
Af English

Xarafka (D) goorta aan lagu dhawaaqin Afka English

Ereyo waxaa jira afka ingiriiska aan lagu dhawaaqin xarfaha qaar, ereyadan soo socda laguma dhawaaqo xarafka (D) oo ugu dambeeya ereyga, laakin qoraal ahaan waa la qoraa marka la hadlayo xaraf (D) waa la qariyaa. Tusaale ahaan ereyadan ayaad eegi kartaa: Stand يقف istaagaya Demand مطالبة dalbasho Expand يتمدد is fidinaya And واو العطف iyo […]