Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya Su’aasha: waxan ahay marwo la qabo maalmahan dambe waxan isku arkay xilga galmada aariyo badan iga soo baxdo oo sida dhuusada u yerto siilka ayay kasoo baxdaa taas niyadjab ayay igu rideysaa yaxyax ayaan daremaa marka dhawaqaas bilowdo markii hore sidaas ma […]
