Categories
Caafimaadka Health

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah Su’aasha: Asalaamu Caleykum. Shiikha waan u mahad celinaya wana bogadinaya shaqadan fiican ee uu hayo. Su’aasheyda hadaan u guda galo dhakhtar waxaa igu sii badaneysa ciro timaha madaxa iyado da’adeydu ay tahay 20jir. markaa maxad warbixin iga siin lahayd ciladan maxaase igula […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Su’aasha: Asc xayyaa kumullah allah Hadin ilaaliyo sheakha iyo dhamantiinba Waxaan ku riyooday aniga oo wado socda ayay gabadhi iga soo horbaxaday anaan garanayn waan isa salaanay oon kaftanay gabadhyaro aad u qurux badan oo farxadi ka muuqato oo faraxsan kabacdi waan dhaafay waxaan fuulay geed dheer oo aad uqoyan oo wada green ah kabacdina […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada dhunkashada naasaha

Su’aasha: ASC CIID MUBARAK WAA CIIDII SHUWALKA ALLAH MACAK WAXAAN XALAY KU RIYOODAY ANIGA OO GABADH QURUX BADAN OO AAD U QOSOL BADAN OO FARXAAMADA LA RAAXAY SANAYO OO AAN NAASAHA KA DHUNKANAYO MARNA JAQAAYO OO LEEF LEEFAYO ANAGOO FARAXSAN ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa aduunyo inaad heli doonto iyo nolol raaxo badan leh, […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riya geerida walaasha waxa lagu fasiro

Su’aasha: Asc walal wlshy Aniga iga weyn ayan ku riyoday oo dhimanaysa o lay dhahayo wlsha wataas waa dhimatay Lkn wajigeda ma arkin marka so kacay ano oyna way ficned oo way ii ag jiiftay riyadas maxa waye waa Gabar oo wali ma guursan riyadas sii fcn igu fasira Waad mahadsantihin. Jawaabta: Riyada dhimashada walaasha […]

Categories
Caafimaadka Health

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa

Geedka ninka dhuuban mala weyneyn karaa Jawaabta: Guska dhuuban ee dheer sidee ku weyneeyaa balac ahaan uga dhigaa mid buuran. Jawaabta: Nin kaste qaab ayaa loo abuuray, way adag tahay in si daa’im ah looga dhigo geedka ninka mid balaaran ama buuran, waa laga yaabaa da’da iyo galmada inay wax yar ku daraan balaca laakin […]

Categories
Caafimaadka Health

Ninka bahalkiisu yahay 7 inches ma weyn yahay

Su’aasha: geedkeyga wa 7 inches ma weyni ayaa lagu qiyaasa mise wa yaryahay naag walba ma qaadan kartaa 7 inch. Jawaabta: Ninka geedkiisu yahay 7 inch waxaa lagu tiriyaa raga bahalkooda weyn laakin mana aha nin la dhihi karo bahalkiisa aad buu u weyn yahay, dumarka oo dhan way u adkaysan karaan geedka dheherkiisu gaarayo […]

Categories
Caafimaadka Health

Ma jirtaa sun layskaga buufiyo tuqsiga?

Su’aasha: Tuqsi baa nafta noo keenay lagama jiifi karo marka waxaan u baahnaa bahal layskaga buufiyo tuqsiga inaad iisheegtaan oo dadka waxyeelo u leheen. Jawaabta: Tixsiga wuxuu soo raacaa wasakhda, qofka waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo nadaafadda, sidoo kale wuxuu soo yaacaa waqtiga kulaylka. Waxaa fiican in tixsiga siyaabo dabiici ah loola dagaallamo. Waxaa […]