Riyada gabar guur lagu qasbayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday hooyaday oo igu qasbeysa inaan guursado nin ay dhashay hoyadey inaaderted oo aanu isku nahy ninka habarwadaag labaad .markaa ana waan diidanaa oowan ooyayay habeen kii oodhan .hoyana qabiil ahaan Bey igu dartay wiilka. Lkn cidna iney maqleen aan aabo ka aheen.MAHADSANID. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan raalli ku ahayn noloshaada […]
Riyada hooyo oo labo nin dishay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Hooyaday waxan leeyahay Hooyo ayaa dishay 2 ruux kadib way carartay waxana u imanaya walalkay iga weyn waxana u sheegaya arinta dhacday waxan ka cabsanayna in anaga nala dilo aargoosi camal kadib wiil meesha joogay ayaa ii gacan qaadaya oo goorta ii qabanaya anigana waxan leeyahay iga fuq. […]
Anoo dad i amaanayaan iyo gabar igu riyootay

Su’aasha: Asc Allah macak 1 waxaan ku riyooday xalay anoo dad odayaal ahi ay aad ii amaanayaan ninkaasi waa fariid iyo hadalo kaloo amaana 2 gabadh yar oon qaraabo nahay ayaa igu riyootay anoo fooqyo dhaadheer leh oo gaadhi aad u qaaliyoo ferari ah oo nooca daaqaduhu sida shinbiraha u furman ah ayaan waxaan ku […]
Gabar ayan ahay muxuu yahay qoyaanka badan

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar 19 jir ah waxna barata Alhamdulilah Waxan ahay qof cafimaadka taqanaa Waana barta marka wll ma sameeyo wax siigo ah oo Gabar ayan ahay suno gud ah marka arko wax dareenkayga kiciya waa iska indho tira oo waka socda kuma sii mashquulo marka subaxi marka sokoco ama xili walba […]
Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa Su’aasha: Asc walalayaal waxan isku arkay cillad biya baxa ah taas oo ah marka aan xaaska u tago marka ugu horeyso laba mar ama saddex mar markaan niikiyo biyaha ayaa iga soo daatay balse marka xigta 10 daqiiqo kadib dareen ayaa i qabta markaas xoogoo way yara daahaan illaa 3 […]
Siigada iyo lafaha jirka

Siigada iyo lafaha jirka Su’aasha: siigaysigu awooda jidhka iyo lafaha dhibaato ma ugaystaa. Jawaabta: Guud ahaan siigada qofka marka uu badsado jirkiisa dhib ayay soo gaarsiisaa taas way iska caddahay waayo biyaha mar kaste layska saaro waa nafaqo layska saarayo, marka qofka awooddiisa way daciifaysaa, indhaha xitaa dhib ayay u keenaysaa, sidoo kale xagga nafsiga, […]
Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka

Riyada Nabi Muxamed (SCW) iyo geedka gobka iyo gorgorka Su’aasha: Asc walal waan idin salaamayaa. Waxaan idin waydiinayaa 3riyo insha ALLAH. Ta kobaad waxaan ku riyooday anoo ah xaaska nabi Mohammed (scw) oo waliba ciyaal isku dhalay aad na u faraxsan. Waxaana ahay xaas ciyaal leh. Ta labaad waxaan ku riyoodaa inbadan geedka la dhaho […]
