Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo

Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon meel ka korayo Riyada: Waxan ku riyooda dhawr jeer libaax i eryanaya oon ka cararayo ama meel ka korayo . Mahadsanid. Fasirka: Riyada libaaxa kusoo bursanaya ama kaasoo daba ordaya si uu kuu qabto waxaa lagu fasiraa cadow raba inuu dhib kuu geysto. Laakin waad ka […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda

Fasirka riyada dhicitaanka diyaaradda Su’aasha: Asc waxan ku riyooday dhawr jeer diyaarad dhacaysa riyaadasina way igu soo noq noqotaa. Marka ii fasila idinkoo raaliya. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku dhici doonto mashaakil fara badan taasna waxaa sabab u noqonayo go’aannada aad qaadanayso, guud ahaan dhicitaanka diyaarada wuxuu tusinayaa inay jiraan go’aanno qaldan oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxaan ku riyooday hawl aan doonayey qof aanan filayn ii qabtay

Su’aasha: waxaan ku riyooday hawl aan doonayey iyadoo qof aan qofkaa ka rabay ahyn ii fuliyey ii fasira riyadaas. Jawaabta: Riyada waxaa lagu fasiraa arrimaha aad ku gudajirto inay kuu fududaanayaan, waxaad u helaysaa waxa aad raadinayso si lama filaan ah, marka riyada waa riyo aad u fiican oo bishaaro kuu xambaarsan, riyooyinka fiifiican oo […]

Categories
Af English

Xarafka W goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska

Xarafka W goorta aan lagu dhawaaqaynin afka Ingiriiska Mararka qaar afka ingiriiska waxaad arkaysaa xarfo la qorayo oon lagu dhawaaqin. Waxaa ka mid ah xarfaha la qoro aan lagu dhawaaqin xarafka (W),  marka xarafka (R) uu ka daba yimaado xarafka (W) uu yahay xarafka ereyga lagu bilaabay, waxaa la gooyaa xarafka (W) waxaa laga bilaabaa […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada xaaska iyo caruurta gaari aan la saaranahay

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak marlabaad ayaad ku mahadsan tihiin sida fiican ee dagdag badan eed noogu adeegtaan waxaan ku riyooday anoo guulaystay oo uu ilaahay ii rumeeyay qorshihii noloshayda oo aan noqday hantiile caanoo dadkoo dhami hadal hayaan oo aad LA ii sharfaayo waxaan u imid caruurtayda oo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada bookhashada gabar adeer dhalay iyo taabashadeeda

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak waxaan ku riyooday anoo booqday gabadh aan ilmader nahay iyo caruurteeda oo aad iigu qaaliya is ku magaalo daganahay gabadhasi walashay ah gurigeeda ayaan ku booqday waxay taagnayd qolka fadhiga waxaan sameeyay arin laga xishoodo waxan ka fayday marada waxaanan tataabtay jidhkeeda waanan dhunkatay […]

Categories
Caafimaadka Health

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta

Saliida macsarta ee dalka Somalia taala sax matahay in aan u isticmaalo timaha ama xubinta Su’aasha: SALAMU CALAYKUM walal Salaan ka bacdi waxaan doonayay in la ii sheego SALIIDA MACSARTA ee dalkeena hooyo ka baxdaa ma u istic maali karaa TINTA,XASAASIYADA, Walal bal faah faahin ii soo dira بارك الله فيكم Jawaabta: Saliidda macsarada taalla […]